Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qoo Qoor oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay qasriga madaxtooyada ku qaabilay xubno ka socday Guddiga Hirgelinta doorashooyinka iyo guddiga Xalinta Khilaafkaadka...

Saciid Deni oo shaaciyey liiska xubnaha musharraxiinta ee Aqalka Sare

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Sooomaaliya. Deni ayaa soo saaray 22 musharrax...

Somalia, Kenya agree to shore up ties

Somalia and Kenya have agreed to shore up their frosty diplomatic relations following a meeting in Mogadishu on Sunday between senior officials from the...

Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo madaxweynayaashii hore ee dalka?

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif...

Xukuumadda Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay Qaramada Midoobay

Qoraal ka soo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa lagu faah faahiyey heshiis cusub oo ay xukuumadda Soomaaliya maanta la saxiixatay Qaramada Midoobay. Heshiiskan...

Iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay degmada Baardheere

Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya inay is rasaaseeyeen labo askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan halkaasi. Ilo...

Safaaradda Kenya ee magaalada Muqdisho oo xarigga laga jaray

Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme cusub oo safaaradda Kenya...

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda duleedka degmada Dhuusamareeb

Ciidamada Xoogga dalka qeybtooda 21-aad ayaa maanta fariisimo cusub ka sameystay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay...

Guddiga doorashooyinka dalka oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro

Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliyaa Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiye Maxamed Cirro iyo...

Al-Shabaab free miraa drivers abducted along Wajir-Garissa border

Two miraa drivers reportedly abducted by suspected Al-Shabaab militants along the Wajir-Garissa border five days ago have been released. Mr Bashe Mahamud and Mr Mohamed...

WARAR KALE

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo la kulmay ganacsatada beeraleyda, kana hadlay suuqyo cusub

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa kulan la yeeshay ganacsatada beeraleyda Soomaaliyeed, kaas oo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo ka qeybgalay xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda,...

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo furay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan shaqaaleysiinta ku saleysan kartida

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Alio Ibro, ayaa furay aqoon-is-weydaarsi lagu ansixinayo daraasad ku saabsan...