Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Bargaan oo xalay u gudubtay wareega Finalka tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay deegaanka Bargaan iyo degmada Kaaraan oo ka kala tirsan...

MW Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed...

Turkey salutes resumption of Somalia-Kenya talks

Turkey hailed on Friday the resumption of diplomatic contacts between Somalia and Kenya. "We welcome the developments regarding the...

UN praises Qatar’s role in diplomatic relations between Somalia and Kenya

Secretary-General of the United Nations HE Antonio Guterres, welcomed the role played by the State of Qatar in mediating for the restoration...

Salaam Somali Bank provides free microfinance [Kaaliye] to small businesses

Salaam Somali Bank has on Saturday provided free microfinance to traders running small businesses in Mogadishu, a move aimed at boosting the...

Antonio Guterres oo soo dhaweeyey soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey Doorka Dowladda Qatar ay ka qaadatay soo-celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey...

Maxkamadda ciidamada oo markale billowday dhageysiga dacwadda dilkii Dhagajuun

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta mar kale u fariisatay dhageysiga dacwadda dilka Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan AUN Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (DhagaJuun).

DF Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay kiiska badda ee maxkamadda ICJ

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in arrinta badda ay ka madax-bannaan tahay soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee...

Warsheekh iyo Kaaraan oo u gudbay sama finalka tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Kaaraan iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo booqday qoysas uu saameeyay roobka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii saacadihii lasoo...

WARAR KALE

Somali minister holds bilateral meetings on sidelines of OIC women’s conference

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held a series of bilateral meetings with senior officials from member...

Jordan, Somalia Discuss Military Cooperation

Amman, July 14 (Petra) -- Chairman of the Joint Chiefs of Staff Maj. Gen. Yousef Huneiti on Tuesday met Somali Defense Minister Ahmed Moallim...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo Kulamo Doceedyo la Yeelatay Mas’uuliyiin ka Socday Dalalka OIC

Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan doceedyo la yeelatay madax iyo...