Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qaramada Midoobay oo taageera buuxdo siisay ra’iisul wasaare Rooble

Qoraal kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay shirka arrimaha doorashooyinka ee ka dhacaya magaalada Muqdisho.

Nairobi: Ganacsade Soomaali ah oo nolol iyo geeri lagu la’yahay

Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade ayaa muddo todobaad ah la la’yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay, balse waxaa labo maalmood kahor...

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo soo dhoweeyey magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaamka, ayaa duhurnimadii maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdule ay ku soo dhaweeyeen...

AMISOM oo dayactir ku sameysay garoonka diyaaradaha ee Jowhar + Sawirro

Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar.

Sawirro: DF Soomaaliya oo isku keentay beelo ku dagaalamay gobolka Hiiraan

Kulan lagu xalinayo colaad beeleed ka dhacay gobolka Hiiraan ayaa hadda ka socda magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana garwadeyn ka ah...

Al-Shabaab claims Lamu attack

Three Kenya Defence forces (KDF) soldiers have succumbed to injuries sustained from an improvised explosive device (IED) in Lamu County on Tuesday...

Somalia to hold National Consultative Conference on Elections

Somali’s Prime Minister Mohamed Roble has on Wednesday stated that they are fully prepared for the National Consultative Conference on the completion...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho +Sawirro

Waxaa goordhweyn, ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha Koofur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen),...

MW Farmaajo oo war kasoo saaray geerida Janaraal Cabdisamad Cali Shire

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali...

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo ku geeriyooday Muqdisho

Allah u naxariistee, Cabdi Samad Cali Shire oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad goboleedka Puntland oo  khamiistan maanta  ah ku...

WARAR KALE

Surviving Gunfire, Leading the Fight for Women Journalists in Somalia

At a U.N. panel in New York, Maryan Seylac described surviving gunfire in Somalia and urged stronger protections for women journalists.   By Abdirisak Mohamud Turyare MOGADISHU,...

Somalia Highlights Investment Opportunities at World Investment Forum in Qatar

DOHA, Qatar — Somalia has highlighted its growing investment opportunities at the ninth World Investment Forum (WIF 2026) in Doha, with State Minister for...

Soomaaliya oo Madasha Maalgashiga Adduunka ku soo bandhigtay fursadaha maalgashi ee dalka

DOOXA, Qatar — Soomaaliya ayaa fursadaha maalgashi ee dalka ku soo bandhigtay Madasha 9-aad ee Maalgashiga Adduunka (WIF 2026), oo ka dhacday magaalada Dooxa...