Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ku baaqay madax-bannaani caafimaad oo Afrika yeelato

Addis Ababa, Itoobiya – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mahmoud Ali Youssouf, ayaa ka qeyb galay kalfadhigii 76-aad ee Guddiga Gobolka Afrika ee Ururka...

Guddiga Doorashooyinka oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa sheegay inuu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lagu...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho ku yeeshay madal lagu xoojinayo ganacsiga iyo maalgashiga

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...