Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maraykanka oo ciidammadiisa la baxaya dalka Afghanistaan

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filaya in uu ku dhawaaqo xilliga Ciidamadda Maraykanka ay kasoo baxayaan dalka Afghanistaan. Saraakiisha Maraykanka ayaa...

MW Farmaajo oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda.

Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Saadaq Joon

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Cumar Maxamed...

Sawirro: DF oo ka warbixisay dib u dhiska wadada Muqdisho & Jowhar

Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahiyay halka ay marayaan mashaariicda dib u dhiska waddooyinka Muqdisho,...

The Kenyan government has again issued an ultimatum to UNHCR

The Kenyan government has again issued an ultimatum to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) to provide a plan and...

Migrants died after their boat capsized off Djibouti

Thirty-four migrants have died after their boat capsized off the Horn of Africa nation of Djibouti, the International Organization for Migrants said...

US orders review of militant assault on the Manda Bay military base

Defense Secretary Lloyd Austin on Monday ordered an Army review of an investigation into a January 2020 militant assault on the Manda...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay askari dilay qof shacab ah

Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay  sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku...

Ergayga Qaramada Midoobay oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed uga hambalyeey bilashada Bisha Barakaysan...

Galmudug oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay badda iyo khasaaraha ka dhashay

Maamulka  Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah uga kalluumeysanayay ...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay weli diyaar u tahay wada-hadalka mucaaradka

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli diyaar u ah inay wada-hadal la yeelato mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan...

Somalia government says door remains open to talks with opposition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal government remains ready to hold talks with opposition groups to resolve political disputes over the country’s expected 2027 elections...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Shiinaha

LIANYUNGANG, Shiinaha — Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa Khamiistii ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga...