Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Kula Dardaarmay Adkeynta Amniga Jowhar

Jowhar – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibrahim Maxamed Maxamuud, ayaa bannaanka magaalada Jowhar kula hadlay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Taliyaha ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeyb Gashay Shirka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

Nairobi - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, oo matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Shir Horumarinta Afrika iyo Faransiiska Soomaalina ay qeyb tahay Ka Socda Nairobi

Nairobi - Maalinta labaad ee shirka Horumarinta Afrika oo ka socda dalka Kenya ayaa waxaa ka qeyb galaya madax iyo mas’uuliyiin ka kala socda...

Shir Wadatashi oo Ku Saabsan Caafimaadka Qaranka oo Ka Furmay Jowhar

Jowhar  - Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle H.E Cali Cabdullahi Xuseeen Guudlaawe iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Safiirka UK oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xuquuqda Aadanaha

Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya, Charles King oo ay...

Burcadcad Badeed Soomaali ah lacag madax furasho ah ka dalbaday Markab Shidaal Siday

Soomaaliya – Imaaraadka Carabta ayaa dhaleeceeyay afduubka markab shidaal siday oo ay saarnaayeen badmaaxiin Masaari ah, kuwaas oo laga afduubtay iyaga oo maraya xeebaha...

Soomaaliya iyo Algeria oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga iyo La Dagaallanka Argagixisada

ALGIERS – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Ali Yusuf Ali Hosh, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Algeria, ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa...

Mucaaradka oo Shaaciyay Dibadbax Kale oo Ka Dhacaya Muqdisho

Mogadishu – Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shaaciyay inay qaban doonaan dibadbax ballaaran oo ka dhici doona magaalada Muqdisho 16-ka bishan May, kaas oo looga...

Madaxweyne Deni oo Kusoo Wajahan Muqdisho

Mogadishu – Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Muqdisho xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee...

Midowga Afrika oo Mar Kale Ku Celiyay Dalabka Dib-u-habeynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Nairobi - Kulan heer wasiir ah oo ku saabsan dib-u-habaynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, oo ka dhacay geesaha Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska...

WARAR KALE

UN Women backs NUSOJ-led nationwide consultations on Somalia’s accession to CEDAW

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has launched a series of stakeholder consultations across Somalia to build public understanding and support for the...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay safiirka Sweden

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Hans...

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Maxkamadda Sare oo sheegay in loo hanjabay

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Maxkamadda Sare ee dalka ayaa sheegay in isaga iyo xubno kale oo garsoorka ka tirsan loo...