Taliyaha Ciidanka XDS iyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo kawada hadlay Aminiga Baydhabo
Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shir...
Wadahadallada Siyaasadeed ee Soomaaliya oo ku Fashilmay
MUQDISHO, Soomaaliya — Wadahadallo heer sare ah oo u dhexeeyay Golaha Mustaqbalka ee mucaaradka iyo Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa Arbacadii ku soo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan Amni La Yeeshay Hoggaanka KMG ee Koonfur Galbeed
Baydhabo — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Kumeel Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...
Shir u dhexeeya Dowladda Federaalka, Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo ka dhacaya Muqdisho
Muqdisho — Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir muhiim ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, mucaaradka siyaasadeed iyo...
Shiinaha oo lagu wado inuu martigeliyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump
Beijing — Shiinaha ayaa lagu wadaa inuu martigeliyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump booqashadii ugu horreysay ee madaxweyne Mareykan ah oo ku dhowaad sagaal sano...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Hiiraan
Hiiraan — Howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa laga sameeyay deegaanada Moora Ari,...
Museveni oo mar kale loo dhaariyay Madaxweynaha Uganda
Kampala — Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay xilkiisa cusub Talaadadii, kadib xaflad caleema-saar oo si weyn loo agaasimay oo...
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Soo Xiray Shirka Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta Dalka
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si rasmi ah u soo xiray Shirka Wadatashiga iyo Ansixinta Siyaasadda...
Wasiirka Cusub ee Warfaafinta oo Xilka La Wareegay
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...
Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Safiirka Midowga Yurub
Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo...















