Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha SoDMA iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Abaarta

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

Soomaaliya iyo Gobolka West Virginia Oo Saxiixay Heshiis Iskaashi Oo Ku Saabsan Macdanta Muhiimka...

Muqdisho - Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West Virginia ee dalka Maraykanka ayaa kala saxiixday Heshiis Isfaham (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Casuumaad Afur-Sharafeed Ku Maamuusay Danjiraha Qatar

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar...

NISA Oo Dishay Xubno Ka Tirsanaa Al-Shabaab Kadib Howlgallo Ka Dhacay Hiiraan iyo Mudug

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo xubno ka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Taageero U Muujiyay Dowladda Qatar

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga ee Qatar, Sheekh Sacuud...

Roobab Laga Digay Oo Kusoo Wajahan Soomaaliya Xilli Ay Dalka Ka Jiraan Abaaro Baahsan

Muqdisho - Xilli qaybo badan oo ka mid ah Soomaaliya ay ka jiraan abaaro baahsan oo saameyn xooggan ku yeeshay dadka iyo duunyada, ayaa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay saldhig ciidan oo Israa’iil ay ka dhisato magaalada...

Muqdisho - Dowladda Federaalka ayaa soo saartay digniin culus oo ku aaddan in dhulka Soomaaliya loo adeegsado saldhig laga fuliyo hawlgallo milatari, ka dib...
video

DAAWO: Doorka Haweenka iyo Dhallinyarada ee Nabadda

Ka-qaybgalka haweenka iyo dhalinyarada ee geeddi-socodka nabadda waa tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaari karo nabad waarta. Marka haweenka iyo dhalinyarada la siiyo fursad...

CID oo baaraysa shaqaaqo dhex martay askar ka tirsan Ilaalada Shacabka iyo ilaalada Hotel...

MUQDISHO – Sida ay Shabelle u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Booliska, waxaa CID-da loo gudbiyay askar ka tirsan ciidanka Ilaalada Shacabka iyo ciidamo ilaalo...

Ciidamada Booliska Dhoobley oo Sameeyey Hawlgallo Lagu Baacsanayo Ka Ganacsiga Maandooriyaha

DHOOBLEY – Ciidamada Booliska Soomaaliya ee degmada Dhoobley ayaa sameeyay hawlgallo lagu baacsanayo dadka ka ganacsada maandooriyaha noocyadiisa kala duwan, iyadoo laga fuliyay qaybo...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...