Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan koofurta gobalka Mudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay ka jirto abaar ba’an oo saameyn ku yeelatay...

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Ciidamada Badda Puntland oo Hawlgallo ka Bilaabay Xeebaha

Boosaaso - Ciidamada Badda Puntland ayaa bulshada Puntland iyo dhammaan dhinacyada ay khusayso ku wargeliyay inay bilaabeen hawlgallo lagu xoojinayo amniga iyo badbaadada xeebaha Puntland,...

Ethiopian federal forces reportedly advance deep into Tigray toward Mekelle

MEKELLE, Ethiopia — Ethiopian federal forces have reportedly advanced more than 150 kilometres into the Tigray region and are moving closer to Mekelle, according...

Somalia finance ministry concludes consultations on 2027 national budget

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Deputy Minister of Finance, Abdifatah Elmi Hange, has concluded an annual public consultation meeting on the government’s proposed 2027 national...