Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Hormuud Salaam Foundation oo Oxygen ku wareejisay DF Soomaaliya

Hormuud Salaam Foundation ayaa 400 oo haamood oo Oxygen ah ku wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, si loogula tacaalo dadka uu soo ritay...

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan koofurta gobalka Mudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay ka jirto abaar ba’an oo saameyn ku yeelatay...

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Qaabilay Safiirka Aljeeriya

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya u...

Wasaaradda Shaqada oo Muqdisho ku Qabatay Kulanka 6-aad ee Guddiga Farsamada Socdaalka Shaqaalaha

Muqdisho – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashanaysa Hay’adda Shaqada Adduunka (ILO), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulanka lixaad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Maalinta Calanka

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu...