Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray qaraxii saldhigga Waabari

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa looga hadlay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay saldhigga Booliska degmada Waabari ee gobolka...

Mogadishu hit by a deadly car bomb blast

At least six people were killed and several wounded in a suicide car bomb attack in Mogadishu, the Somali capital on Sunday...

Sawirro: Faah faahino kasoo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada...

Maxaa ka jira in Farmaajo iyo Uhuru ay ku kulmayaan magaalada Dooxa?

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya...

Somalia slams Kabul attack

The Federal Government of Somalia condemns the terrorist bombings that killed innocent students in the Afghan capital Kabul. We...

How Kenya-Somalia relations were restored

Somalia restored diplomatic relations with Kenya on Thursday after five months following mediation by Qatar led by Emir Sheikh Tamim Al Thani.

UN warns of severe flooding in Somalia

The Food and Agriculture Organization (FAO) of the United Nations  on Saturday warned of the high risk of severe flooding in Somalia...

Madaxweyne Qoor Qoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb + Sawirro

Madaxweynaha Dowalad Goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareb ee Caasimadda...

Qaramada Midoobay oo digniin kasoo saartay xaaladda Soomaaliya

Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddib roobab...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay qaraxyo ka dhacay dalka Afgaanistaan

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynasaa qaraxyada argagixisada ee galaaftay ardayda aan waxba galabsan ee ka dhacay Caasimadda Kaabul ee Dalka Afgaanistaan.

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Turkiga oo ku heshiiyey xoojinta iskaashiga amniga, iyadoo la dhagax-dhigay xarunta cusub...

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Milatariga Turkiga, Jeneraal...

Somalia, Türkiye Pledge to Deepen Security Cooperation During Visit by Turkish Military Chief

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday received Türkiye’s Chief of General Staff, General Selçuk Bayraktaroğlu, at the presidential palace in...

Xubinta Ganacsiga ee Shabelle 21-11-2026

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaan adiin soo gudbinaynaa si muuqaal ah xubinta Ganacsiga ee Shabelle, oo Maalin walba ka daawan kartid Shabelle TV, kana dhageysan...