Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xildhibaan Aamina Eelay oo ka hadashay xaaladda Baydhabo

MUQDISHO - Mid ka mid ah xildhibaannada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga hadashay xaaladda magaalada Baydhabo, iyadoo eedeyn u jeedisay hoggaanka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqasho dhiirigelin u sameeyay Ciidanka Daraawiishta

Koonfur Galbeed, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa booqasho iyo dhiirigelin u tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta...

Abaar markale ku dhufatay Waqooyiga Kenya

Kenya,Turkana - Afar sano kadib abaartii ugu xumeyd jabisay ee ku dhufatay waqooyiga Kenya, roobabkii oo mar kale baaqday ayaa sababay gaajo iyo macaluul...

WFP oo ka digtay abaaraha ka jira Soomaaliya ee sii xoogaysanaya

Muqdisho - Hay’adda Cunnada Adduunka u qaabilsan ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa ka digtay in gargaarkeeda naf-badbaadinta ah ee cuntada iyo nafaqada ee ka...

Askari Ka Tirsan Ilaalada Madaxweynaha Jubaland Oo Lagu Qabtay Isku Day Baxsi

Muqdisho – Askari ka tirsan ilaalada Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa lagu qabtay isku day uu ku doonayay inuu la baxsado...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya Oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi oo Ku Saabsan Gaadiidka Badda...

Riyadh / Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Ugu Yaraan 30 Qof Oo Lagu Dilay Weerarro Isku Duwan Oo Ka Dhacay Nigeria

Kebbi State -Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu dilay weerarro qorsheysan oo ay fuliyeen maleeshiyaad loo yaqaan Lakurawa, kuwaas oo ka dhacay dhowr tuulo...

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Bulshada Reer Puntland Ee Ku Nool Gobolka Banaadir

Muqdisho – Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay wehliyaan mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Puntland, Maxamed...

Xukuumadda Soomaaliya iyo WFP Oo kulan Xoojiyeen Iskaashi Ku Saabsan La-qabsiga Cimilada yeeshay Muqdisho

Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la...

Qatar Charity oo bilowday bixinta deeqo raashiin ah oo lagu taageerayo qoysaska Soomaaliyeed xilliga...

Muqdisho – Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay bixinta deeqo raashiin ah oo...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...