Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay odayaasha dhaqanka

Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo fashiliyey weerar Al-Shabaab ku Shabeellaha Dhexe

HIIRAA- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe.   Ciidanka ayaa si buuxda...

Militeriga Soomaaliya oo ka warbixiyay weerar ka dhacay Shabeellaha Dhexe – Daawo

WARSHEEKH - Weerar culus ayaa Al-Shabaab ku qaadey saldhiga Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyahay gobolka Shabeellaha Dhexe, ee Koonfurta Soomaaliya.   Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa...

Macawiisleyda Deegaanka oo Hawlgal Ballaaran ka Fuliyey Shabeellaha Dhexe

HIIRAAN - Macawiisleyda deegaanka ayaa hawlgal ballaaran ka fuliyey deegaano hoostaga deegaanka Nuur Dugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasi oo lagu beegsaday xubno ka...

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo ku guuleystay xilkiisii toddobaad, mucaaradkuna diidan natiijada

KAMPALA - Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa ku guuleystay xilkiisii toddobaad kaddib doorashooyinkii dalkaas ka dhacay, sida ay shaaciyeen natiijooyinka rasmiga ah ee la...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Isimada Puntland

Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah odayaasha, isimmada iyo cuqaasha dhaqanka Dowlad-goboleedka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari

Laascaanood — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Sabtidii ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya,...

Booliiska Kampala oo gurigiisa kala baxay hoggaamiyaha mucaaradka Uganda

Kampala – Booliiska magaalada Kampala ayaa xoog ku galay guriga hoggaamiyaha mucaaradka Uganda, kaddib markii Guddiga Doorashooyinka dalkaasi shaaciyeen natiijooyin hordhac ah oo muujinaya...

Sacuudi Carabiya oo qorshaynaysa isbahaysi amni oo cusub oo ay la yeelanayso Soomaaliya iyo...

MUQDISHO – Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku guda jirta qorshe lagu dhisayo isbahaysi militari oo cusub oo ay la yeelanayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiiro...

Ankara – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Aliyoow Ibro, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...