Suudaanta Koonfureed oo si rasmi ah u taageertay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Juba – Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga Afrika (AU) iyo Urur-goboleedka...
Banaanbax ballaaran oo lagu taageeray midnimada Dalka oo ka dhacay Laascaanood
Laascaanood – Magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa caawa martigelisay banaanbax ballaaran oo lagu muujinayey taageero buuxda oo loo hayo midnimada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Waqooyi
Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, isaga oo kala hadlay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Laasacaanood ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Jabuuti
Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laasacaanood ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka...
Wafdi Sare oo ka Socda Jamhuuriyadda Jabuuti oo Gaaray Laascaanood
Laascaanood - Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari...
Magaaladda Laascaanood oo Martigelisay Booqasho Taariikhi ah
Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood,...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Magaalada Laascaanood
Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Gaaray Magaalada Laascaanood
Laascaanood - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi...
Madaxweynaha Waqooyi Bari oo Shir Guddoomiyey Kulan Lagu Adkeynayo Amniga Laascaanood
LAASCAANOOD, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa xalay shir guddoomiyey kulan heer sare ah oo diiradda lagu saaray amniga...














