Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo heshiis iskaashi diimeed ku gaaray Jeddah

Jeddah, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa magaalada Jeddah heshiis iskaashi oo...

Guddoomiyaha SODMA Oo Muqdisho Kulan Muhiim Ah Kula Yeeshay Safiirka Dowladda Masar

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Dowladda Masar...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Burburiyay Fariisimadii AL-Shabaab Ee Deegaanka Alanley

Shabeellada Dhexe — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay fuliyay howlgal qorsheysan oo ay ku burburiyeen fariisimadii kooxda AL-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Alanley ee...

Ururka 161-aad Danab Oo Gacanta Ku Dhigay Keyd Miinooyin Ah Oo Khawaariijtu Ku Lahaayeen...

Shabeellada Dhexe— Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa guul weyn ka gaaray howlgal amni oo ka dhacay duleedka deegaanka Jabad...

Guddoomiyaha SoDMA Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Qaran Ee Ka Jawaabista Abaaraha

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Wadatashiga Qaran oo...

Mareykanka oo ka laabtay joojinta gargaarka bini’aadanimo ee Soomaaliya

MUQDISHO - Mareykanka ayaa bogaadiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii ay si cad u qiratay mas’uuliyadda saameynta ay tallaabooyinkeeda ku yeelatay howlaha Barnaamijka Cuntada...

Muqdisho Waxaa Furmay Kullankii Ugu Horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada Dowladda iyo...

Muqdisho – waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kullankii ugu horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada u dhaxeeya Dowladda iyo Golaha...

Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug

Galgaduud – Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, laguna magacaabo Cabdiraxmaan Talxo Shuuke, ayaa maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr ee...

Xoghayaha Fulinta ee IGAD Oo Qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Jabuuti

Jabuuti – Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Workneh Gebeyehu, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Salaad Cali...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...