Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Loo Qeybiyey Soo-jeedimaha Wax-ka-beddelka Dastuurka
Muqdisho – Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa...
Madaxweynaha cusub ee Guinea Mamady Doumbouya oo magacaabay Ra’iisul Wasaare
CONAKRY – Madaxweynaha cusub ee Guinea, Mamady Doumbouya, ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaare cusub, wax ka yar laba toddobaad kadib markii la dhaariyay.
Amadou Oury Bah,...
Wakiilka Mareykanka Ilhan Omar oo lagu qarxiyay dareere aan la aqoon intii lagu jiray...
MINNEAPOLIS – Wakiilka Mareykanka ee gobolka Minnesota, Ilhan Omar, ayaa Talaadadii lagu qarxiyay dareere aan la aqoon intii lagu guda jiray kulanka bulshada ee...
Wasiiru-Dowlaha Oo Kulmay Ganacsatada Soomaaliyeed Si Loogu Diyaargaroobo Xubinimada EAC
Muqdisho – Wasiiru-Dowlaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Ali Omar, ayaa maanta kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, oo ay ku jiraan ururrada bangiyada, Golaha Ganacsiga...
Wasiirka Cadaaladda Oo Ka Furay Shir Wadatashi Oo U Dhaxeeya Dowladda, Ururrada Bulshada
Muqdisho – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir la-tashi oo u...
Nigeria iyo Türkiye oo xoojiyay iskaashiga amniga iyo ganacsiga
ANKARA – Madaxweynaha Nigeria, Bola Ahmed Tinubu, ayaa balan qaaday inuu xoojiyo iskaashiga dalkaasi la leeyahay Türkiye, isagoo tilmaamay dadaallada wadajirka ah ee lagu...
Madaxa AUSSOM Oo la Kulmay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya
Muqdisho – Maanta magaalada Muqdisho, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM, Amb. El Hadji Ibrahima Diene, ayaa kulan la...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo La Kulmay Madaxa Guddiga Ciidamada Midowga Yurub
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas Odowa Yusuf Raage, ayaa...
Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka Jabad-Godane Ee Gobolka Shabeellaha...
Shabeellaha Dhexe – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Jabad-Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib howlgallo milatari...
Hantidhowrayaal Soomaaliyeed Oo Ankara Kaga Qaybgalaya Barnaamij Horumarineed Oo Ku Saabsan Hantidhowrka
Ankara – Hantidhowrayaal ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa magaalada Ankara, caasimadda dalka Turkiga, uga qaybgalaya barnaamij daraasad iyo...















