Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

IGAD oo la kulantay saaxiibbo caalami ah si loo xoojiyo nabadda, xasilloonida iyo ...

MUQDISHO - Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mohamed Abdi Ware, ayaa kulanro isdaba-joog ah la yeeshay saaxiibbo caalami ah oo muhiim ah, kuwaas...

Soomaaliya iyo Hindiya oo New Delhi Ku Yeeshay Kulan Laba Geesood ah

Hindiya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta magaalada New Delhi kulan laba geesood...

Soomaaliya iyo Yemen oo Ku Yeeshay New Delhi Kulan Diblomaasiyadeed oo Heer Sare ah

New Delhi - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Ku-xigeenka...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya oo Safar Shaqo ku Tagay Magaalada London

London — Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, ayaa safar shaqo...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Ka Qayb Galay Shirka Caalamiga ah ee Suuqa...

Riyaad, Boqortooyada Sacuudi Carabiya — Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Prof. Saalim Caliyow Ibroow, ayaa ka qayb galay...

Wasiiru-dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo Wafdi Midowga Yurub ah ku Soo Dhaweeyay Dekedda...

Muqdisho — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir, ayaa maanta Dekedda Weyn ee Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobayoo Casho Sharaf u Qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta New York

New York, Mareykanka — Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhida Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka howlgala...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Saaxiibada Caalamka oo Howlgallo Amni ka Fuliyay Deegaanka Mubaarak

Muqdisho - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan, kuwaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan...

Labada Guddi ee Wadahadallada Dowlada iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Yeeshay Kulankoodii Labaad

Muqdisho — Labada guddi ee wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta yeeshay kulankoodii labaad, kaas oo qeyb ka...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe

MUQDISHO - Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe, Madaxweynaha Maamulka Jubaland, oo la filayo inuu Muqdisho yimaado,...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...