Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Aqbalay Gogosha Wada-hadal ee Dowladda

MUQDISHO - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u aqbalay gogosha wada-hadal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  ku soo bandhigtay magaalada Muqdisho.   Warsaxaafadeed ay soo...

Türkiye oo Hal Sano Kale Kordhisay Howlgalka Ciidamada Badda ee Xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO - Xukuumadda Türkiye ayaa si rasmi ah u shaacisay in la kordhiyay muddo hal sano ah joogitaanka Ciidamada Badda ee Türkiye ee ka...

Ciidanka NISA oo Gacanta ku Dhigay Shabakad ka Tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO - Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu shaaciyay in ciidamadu ay gacanta ku dhigeen shabakad argagixiso oo...

Danjiraha Soomaaliya ee Southern Afrika oo Ka Qayb Galay Shir Safiirrada Afrika ee Koonfur...

Koonfur Afrika - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Southern Afrika, Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Qatar kula Kulmay Saraakiil ka Qalin-Jabisay Akademiyadda Booliska

QATAR,DOHA - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer ku Tagay Deegaanno ka Tirsan Shabeellaha Hoose

Soomaaliya, Shabeellaha Hoose - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Goob Nasiino kuna Kulmay Bulshada Muqdisho

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qatar kula Kulmay Saraakiil ka Qalin-Jabisay Kulliyadda Milateriga

DOHA - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay saraakiil ka...

Türkigs oo Hawlgelinaya Maraakiib Cusub oo Qodista shidaalka Soomaaliya

MUQDISHO - Türkiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay laba markab oo cusub oo casri ah oo loogu talagalay qodista shidaalka iyo gaaska badda...

Guddoomiyaha SoDMA oo Booqasho ku Tagay Xarunta Hay’adda Qaran ee Maareynta Masiibooyinka Bakistaan (NDMA)

Islamabad, Bakistaan — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga dalka Bakistaan, ayaa booqday xarunta Hay’adda...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...