Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Waqooyi Bari oo Shir Guddoomiyey Kulan Lagu Adkeynayo Amniga Laascaanood

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa xalay shir guddoomiyey kulan heer sare ah oo diiradda lagu saaray amniga...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Bangiga Adduunka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Bangiga Adduunka (World Bank), kuwaas oo...

SoDMA iyo OCHA oo ka shiray xaaladda abaaraha iyo qorshaha ka jawaabcelinta bani’aadnimo ee...

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...

Danjiraha Soomaaliya ee Ruushka oo warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweyne Vladimir Putin

Moscow – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, Mudane Mohamed A. Zubeyr, ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga (Letters of Credence) si rasmi ah...

In ka badan 30 Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan ciidamada Uganda iyo kuwa Midowga Afrika ayaa  dilay in ka badan 30 dagaalyahan oo ka...

Madaxweynaha Aljeeriya oo Qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

ALJEERIYA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aljeeriya, Mudane Abdelmadjid Tebboune, ayaa maanta qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Waxbarashada, Mudane Farah...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kormeer ku Tagay Ciidamada ku sugan Sool

Laascaanood,Soomaliya - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

In ka badan 30 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgal militari oo...

Muqdisho – In ka badan 30 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal militari oo wadajir ah oo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya,...

Soomaaliya oo taageertay qaraar caalami ah oo lagu sugayo amniga Badda Cas

NEW YORK - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida siisay qaraar ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ujeedkiisu yahay in...

Masar oo ballaarisay qorshaheeda militeri ee Soomaaliya

QAAHIRA - Dowladda Masar ayaa wax ka bedeshay istaraatiijiyadeeda milatari ee gudaha Soomaaliya, ka dib markii Israa’iil ay aqoonsatay Somaliland bishii hore, taasoo Madaxweyne...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...