Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiiro...

Ankara – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Aliyoow Ibro, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay...

Suudaanta Koonfureed oo si rasmi ah u taageertay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Juba – Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga Afrika (AU) iyo Urur-goboleedka...

Banaanbax ballaaran oo lagu taageeray midnimada Dalka oo ka dhacay Laascaanood

Laascaanood – Magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa caawa martigelisay banaanbax ballaaran oo lagu muujinayey taageero buuxda oo loo hayo midnimada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Waqooyi

Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, isaga oo kala hadlay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Laasacaanood ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Jabuuti

Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laasacaanood ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka...

Wafdi Sare oo ka Socda Jamhuuriyadda Jabuuti oo Gaaray Laascaanood

Laascaanood - Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari...

Magaaladda Laascaanood oo Martigelisay Booqasho Taariikhi ah

Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood,...

Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Magaalada Laascaanood

Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Gaaray Magaalada Laascaanood

Laascaanood - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...