Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Safaarada Mareykanka oo beenisay warar la xiriira Amniga

Muqdisho – Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warqad lagu faafiyay baraha bulshada oo lagu sheegay in safaaraddu soo saartay...

Howlgal oo Lagu Fuliyay Buula Xaaji iyo Degaanno Kale

Soomaaliya, Jubbada Hoose - Ciidanka Daraawiishta Jubaland, gaar ahaan Guutada Birjeex, oo kaashanaya Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 162-aad, ayaa maanta fuliyay howlgal amni...

Diyaaraddee Muqdisho ka qaaday Al-Zubaydi oo ka soo baxsaday Yemen

Muqdisho — Warar dheeri ah ayaa laga helayaa diyaarad la sheegay inay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ka qaaday Caydaruus Al-Zubaydi, hoggaamiyaha Golaha...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Oo Guddoomiyay Shir Amni Laascaanood

Laascaanood – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood.   Shirka...

Trump oo amar ku bixiyay in laga mastaafuriyo Mareykanka 1,100 Soomaali ah kahor March...

WASHINGTON - Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay go’aan lagu soo afjarayo Sharciga Badbaadada Ku-meel-gaarka ah (TPS) ee ay ku joogaan boqolaal muwaadiniin...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Bilaabay Hirgelinta Heshiiskii Iskaashiga ee 2016

ANKARA - Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Sacuudi Carabiya Oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya

Riyaad – Golaha Wasiirrada Dowladda Sacuudi Carabiya, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salman bin Abdulaziz, ayaa mar kale adkeeyay mowqifka Boqortooyada ee ah diidmada wax...

Ururrada Siyaasadda Puntland Oo Garab Istaagay Go’aanka DFS ee Lagu Laalay Heshiisyadii Imaaraadka

Garoowe, Soomaaliya – Ururrada siyaasadda ee ka jira deegaanada Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray bayaanno ay ku muujinayaan taageeradooda doorka Dowladda Federaalka...

Booliska Muqdisho oo Gacanta Ku Dhigay Eedaysane Iska Dhigi Jiray Sarkaal NISA Ah

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Booliska Degmada Hodan, ayaa gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Cabdimaalik Ibraahim Cabdiraxmaan, kaas oo...

DP World oo sheegtay in go’aanka dowladda Soomaaliya uusan saameyn doonin Hawlaha ay kawado...

ABU DHABI - Shirkadda DP World ee laga leeyahay Dubai ayaa sheegtay in hawlaheeda ka socda dekedda Berbera ee Somaliland ay sii socdaan si...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...