Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dowladda Soomaaliya oo ka baxday heshiisyadii Imaaraadka

Muqdisho, Isniin, 12 Janaayo 2026:-– Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Qadar oo mar kale xaqiijisay taageerada madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya

DOHA, Qadar – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee dowladda Qadar, Dr. Mohammed bin Abdulaziz Al Khulaifi, ayaa Isniintii magaalada Doha kulan kula qaatay Ergeyga Gaarka...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada

MUQDISHO — Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda maalinlaha ah ku ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada, oo qeyb ka ah...

Ciidamada Puntland oo Guulo ka Gaaray Howlgallo ka Dhan ah Daacish ee Buuraha...

Boosaaso, Puntland — Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa howlgallo ballaaran oo si xooggan loo fuliyay ka wada aagagga ay ku sugnaayeen kooxda Daacish ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Jeddah kula Kulmay Wasiiradda Arrimaha Dibadda Falastiin

Jeddah — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa fiidnimadii Sabtida magaalada Jeddah kula kulmay...

G𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐮𝐮 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐨𝐨 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨

KISMAAYO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, caasimadda ku-meel-gaarka ah...

Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay Gogol Nabadeed oo loogu Baaqay Madaxda Dalka

Garoowe, Puntland — Madaxweynaha Dowladda Gobolleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan uu la qaatay dhalinyarada si cad uga hadlay baaqa loo diray madaxda...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Belgium oo Dibadbax ay Kaga Soo Horjeeda Damaca Aqoonsiga Israa’iil...

Brussels, Belgium — Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Belgium, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed Farxaan Cali Xasan, ayaa qabtay mudaaharaad ballaaran oo...

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo booqasho ku tagay Djibouti, kulan la qaatay Madaxweyne Geelle

DJIBOUTI — Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa maanta gaaray Djibouti, halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha dalka, Ismaïl Omar Guelleh, iyadoo labada...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay Qorshaha Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Moalim Fiqi, ayaa Israa’iil ku eedeeyay inay qorsheyneyso in qaxootiga falastiin laga soo saaro Gaza loona raro gobolka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...