Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xasan Sheekh: Imaaraadku ma tixgelin madaxbannaanida Soomaaliya, sidaas awgeed waan baabi’inay heshiisyadii

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu u jeediyay shacabka kaga hadlay arrimihii ugu dambeeyay iyo tallaabooyinka ay qaaday...

Jabuuti oo Guul Taariikhi ah ka Gaartay Muran Sharci oo ay la lahayd Imaaraadka...

Jabuuti – Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay guul taariikhi ah ka gaartay dacwad dhanka sharciga ah oo muddo ku dhow toban sano...

UAE oo Ka Baxaysa Bosaso Ka Dib Markii Somalia Joojisay Heshiiska Military-ga

Bosaso, Puntland, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay heshiiskii u oggolaanayay Imaaraadka Carabta (UAE) in ay ka faa’iidaystaan saldhigyada military-ga ee Bosaso iyo...

Taliyaha Sirdoonka Itoobiya oo Booqday Muqdisho

MUQDISHO – Redwan Hussein, Taliyaha Hay’adda Sirdoonka ee Itoobiya, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo siday farriin muhiim ah oo uu ka wakiil...

Wafdi ka socda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo gaaray Dhoobley si ay u soo...

DHOOBLEY, Soomaaliya — Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shalay gaaray magaalada...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Midnimada iyo Madaxbannaanida Dalka

MUQDISHO  – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka taleefanka kula yeeshay wadahadal rasmi...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Kala Hadlay Adkeynta Madaxbannaanida Dalka

MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Isniintii wadahadal laba geesood ah oo...

Farmaajo oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Lagu Laalay Heshiisyadii Imaaraadka Carabta

MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war rasmi ah kasoo saaray go’aankii shalay galab (casar-liiqii) ka soo...

Jubaland iyo Puntland oo Ka Hor Yimid Go’aanka Xukuumadda Federaalka ee Heshiisyada Imaaraadka

MUQDISHO - Maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay go’aankii shalay ka soo baxay fadhigii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas...

Howlgal Lagu Dilay Xubno ka Tirsanaa Al-Shabaab oo ka Dhacay Shabeellada Dhexe

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellada...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...