Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dibadbax Ballaaran Oo Loogu Soo Horjeedo Aqoonsiga Israa’iil Ee Somaliland oo ka Dhacay Muqdisho

MUQDISHO – Magaalada Muqdisho ayaa markale waxaa ka dhacay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday aqoonsiga ay Israa’iil siisay Maamulka Somaliland, kaas oo ay...

Yemen Oo Dhistay Guddiga Sare ee Milatariga, Ciidamada Koonfurna Hoos Geeyay Taliska Isbahaysiga Sucuudiga

Cadan – Golaha Hoggaanka Madaxweynaha Yemen (PLC) ayaa Sabtidii ku dhawaaqay dhismaha Guddiga Sare ee Milatariga, kaas oo dhammaan ciidamada ka howlgala koonfurta dalka...

Shiinaha Oo Digniin Ka Diray Faragelin Shisheeye Oo Lagu Sameeyo Tanzania iyo Soomaaliya

Dar es Salaam – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa Sabtidii digniin adag ka jeediyay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha...

Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda Oo Howlgallo Ka Wada Bariga Hiiraan

Hiiraan – Ciidamada Wadajirka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Macawiisleyda Deegaanka ayaa maalintii labaad wada howlgallo xiriir ah oo ka socda deegaanno ka...

OIC oo Aqoonsiga Israa’iil ee Qeybo ka Mid ah Soomaaliya Ku tilmaamay Xadgudub Ka...

Jeddah – Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Jeddah, iyagoo ka wada hadlay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Magaalada Laascanood

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15-ka Bishan u safri doona Magaalada Laascaanood ee Xarunta Maamulka Waqooyi Bari si...

Wasiirka Arrimaha Dibadda: OIC ha qaadato go’aan ka dhan ah xadgudubka Israa’iil ee madaxbannaanida...

JEDDAH — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay...

Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa baareysa shirkadaha xawilaadaha lacagaha

LE SUEUR, Minnesota – Shabakadda Fulinta Dembiyada Maaliyadeed ee Waaxda Maaliyadda Mareykanka (FinCEN) ayaa ku wargelisay afar shirkadood oo xawilaadaha lacagaha ah inay baaritaan ku...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo walaac ka muujisay waxyeellada soo gaartay Safaaradda Qatar ee Kyiv

MUQDISHO –  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay walaac weyn oo ku aaddan waxyeellada soo gaartay Safaaradda Dowladda walaalaha ah ee Qatar ee ku taalla...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo si adag u cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

ANKARA – Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii si kulul u cambaareeyay tallaabada ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland, isagoo ku tilmaamay “musiibo...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...