Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha oo dib u dhigay booqashadii uu ku iman lahaa Soomaaliya

  Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa dib u dhigay Booqasho qorshaysnayd oo uu ku iman lahaa Soomaaliya, taas oo noqon...

Dowladda Hindiya oo si adag uga hortimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

New Delhi - Dowladda Hindiya ayaa si cad oo adag uga hortimid go’aankii ay Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo si buuxda u taageertay...

Safaaradda Shiinaha oo beenisay qoraal uu baahiyey Wasiir ka tirsan Somaliland

MUQDISHO – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay qoraal uu baahiyey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi, kaas oo ay ku...

Golaha KMG ah ee Koonfurta Yemen (STC) oo Is-Kala Diray Ka Hor Wadahadallada Riyadh

SANCA, Yemen — Golaha KMG ah ee Koonfurta Yemen (Southern Transitional Council – STC) ayaa Jimcihii ku dhawaaqay inuu s-kala dirayi, isla markaana laalay dhammaan...

Boqolaal Dibadbaxayaal ah oo Muqdisho Ku Cambaareeyay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO, Soomaaliya — Boqolaal dadweyne ah ayaa habeenkii Khamiista isugu soo baxay magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan cambaareyn xooggan oo ku aaddan go’aan...

Booqashada Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha ee Muqdisho oo dib u dhacday

Muqdisho  - Wasiirka Arrimaha dibada China Wing Yi oo la filayey in uu maanta soo gaaro Muqdisho ayaa safarkiisu dib u ga dhacay xiliga...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Singapore oo Wadahadal Taleefoon yeeshay

Muqdisho — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Jimcihii khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa...

Howgal lagu dilay Xubno ka tirsanaa Al- Shabaab oo ka dhacay gobolka Baay

MUQDISHO - Ciidamada Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay hawlgal qorshaysan oo beegsi ah ka fuliyay deegaanka Buur...

In ka Badan 20 Dal iyo Ururro oo Cambaareeyay Booqashadii Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil...

 MUQDISHO - Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Masar, Jamhuuriyadda Aljeeriya, Jamhuuriyadda Bangladesh, Midowga Jasiiradaha Comoros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambiya, Jamhuuriyadda Indonesia, Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

Madaxweynaha oo si adag u cambaareeyay tallaabooyinka Somaliland, kana digay faragelin shisheeye

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabooyinka ay qaadday Somaliland, isagoo ku tilmaamay kuwo khatar ku...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...