Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Howlgal ka Dhacay Gobolka Jubbada Dhexe

  MUQDISHO — Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka gaar ahaan Ciidamada Mareykanka, ayaa xalay fuliyay howlgal qorshaysan oo ka dhacay degmada Saakow...

Urur Siyaasadeedka Heybad Qaran oo Madal ku Qabsatay Muqdisho, kuna Magacaabay Musharax Madaxweyne

MUQDISHO, Soomaaliya — Ururka Haybad Qaran (HQ) ayaa Khamiistii ansixiyay dastuurkiisa iyo barnaamijkiisa siyaasadeed, isla markaana u doortay Ra’iisul Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon musharraxa madaxweynenimo,...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Jawaabtay Eedeymo La Xiriira Bakhaar WFP

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay war-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, kaas oo la xiriiray eedeymo ku saabsan...

Guddoomiyaha Shabeellada Dhexe oo booqday Wargaadhi kadib weerarkii Al-Shabaab

WARGAADHI, Soomaaliya — Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe, Maxamuud Maxamed Nuur, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Janaraal Xasan Dhicisow, ayaa Maanta booqasho ku tagay...

Hay’adda Socdaalka oo billowday baaritaanka isticmaal aan la oggolayn ee hawada iyo garoomada dalka

MUQDISHO — Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay isticmaal aan la oggolayn oo lagu sameeyay hawada Soomaaliya...

Koonfur Afrika oo Ballanqaaday Inaysan Faragelin Barnaamijka Qaxootiga Mareykanka ee Lagu Qaabilayo Caddaan Koonfur...

Johannesburg / Washington — Dowladda Koonfur Afrika ayaa ogolaatay inaysan faragelin barnaamij muran badan dhaliyay oo Mareykanku ku qaabilayo qaxooti caddaan ah oo Koonfur...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Matabaan Kula Dardaarmay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

HIIRAAN, Matabaan — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan saraakiisha Qeybta 27-aad iyo Qeybta 21-aad, ayaa degmada Matabaan kula...

Mareykanka Oo Hirgelinaya Lacag Dammaanad (Visa Bond) Oo Gaaraysa $15,000 Dalal Afrikaan Ah

Washington, DC — Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay xeerar cusub oo dhanka socdaalka ah, kuwaas oo laga yaabo in muwaadiniin ka kala yimid dalal Afrikaan...

Hoggaamiyaha Kooxda Gooni-u-goosadka Yemen oo Soo Maray Soomaaliya Isagoo u Baxsanaya Imaaraadka

Cadan / Muqdisho — Isbahaysiga Sacuudigu hoggaamiyo ee ka dagaallama Yemen ayaa shaaca ka qaaday in hoggaamiyaha ururka gooni-u-goosadka Koonfurta Yemen (STC), Caydaruus Al-Zubaydi,...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo...

MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa maanta tababar u...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...