Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Burkina Faso Oo Sheegtay Inay Fashilisay Afgambi Lagu Doonayay In Lagu Rido Madaxweyne Traore

 Burkina Faso, Bobo-Dioulasso- Dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay inay fashilisay isku day afgambi oo lagu doonayay in xilka looga tuuro Madaxweynaha dalka Ibrahim Traore,...

Dibadbax Ballaaran oo Looga Soo Horjeestay Qorshaha Israa’iil Ee Somaliland oo ka dhacay...

MUQDISHO - Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Taallada Daljirka...

Farmaajo oo tacsi u diray dadkii ku dhintay Banaanbixii ka dhacay degmada Dayniile

MUQDISHO - Tacsi tiiraanyo leh ayaan u dirayaa qoysaska ay ka geeriyoodeen muwaadiniinta ay ciidanka dowladdu maanta ku dileen degmada Dayniile, waxaanna Alle uga...

Taliska Gobollka Banaadir oo war kasoo saaray Dibadbax ka dhacay Degmada Dayniile

  MUQDISHO, BANAADIR - WAR SAXAAFADEED Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu Bulshada Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in maanta oo ay Taariikhdu tahay 06-01-2026 Abaaro 10:55am Subaxnimo...

Soomaaliya oo Cambaaraysay Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ee Hargeysa

MUQDISHO,SOOMAALIYA - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar, uu ku tegay magaalada Hargeysa, taas oo...

Ururka Jaamacada Carabta oo Cambaareyey safarkii Wasiirka Arrimaha Dibadda israa’iil ee Hargeysa

QAAHIRA - Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u cambaareysay booqashada uu wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil ku tagay magaalada Hargeysa, taas oo ay ku tilmaantay...

Midowga Afrika iyo UAE oo ka hadlay Amniga Geeska Afrika iyo Taageerada Soomaaliya

Addis Ababa, Itoobiya – Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika (AU), Maxamuud Cali Yuusuf, iyo Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibadda ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), Sheekh Shakhboot bin...

Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo si adag u cambaareeyay aqoonsiga Isra’iil ee...

  Addis Ababa, January 2026 — Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC) ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadii ay Isra’iil ku aqoonsatay...

Midowga Afrika oo Qabanaya Kulan Degdeg ah oo looga Hadlayo Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Guddiga Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda yeesho kulan degdeg ah oo heer wasiirro Arrimaha Dibadda ah,...

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaradda Arrimaha dibada ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duullaankii qaawanaa ee Wasiirka Arrimaha Dibadda...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...