WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faahfaahino ka soo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo saaka aroortii hore lagu garaacay qaybo...

Ammaanka guud ee magaalada Beledweyne oo si weyn loo adkeeyay

BELEDWEYNE (SMN) - Ciidamada Booliiska ee ka howlgala magaalada Beledweyne ayaa howlgallo ay ku xaqiijinayaan ammaanka kadib qaraxii ka dhacay halkaasi ka sameeyay xaafadaha...

Yabooh oo dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo...

Dab khasaare kala duwan geystay oo ka kacay suuqa Seybiyaano

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xoogan oo maanta ka kacay suuqa yare ku yaallo xaafadda Seybiyaano ee...

Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay arrinta SSC-KHAATUMO

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamul gobloeedka Puntalnd Saciid Cabdullaahi Deni oo hadal jeedin sameeyay xalay ayaa ka hadlay waxyaaba dhowr ah oo ay ka...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo safiirka dalka Qatar?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar...

MW Farmaajo oo amray inaan la bixi karin lacagta laga qabtay Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe in aan...

WARAR KALE

Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo xalay howlgal culus ka sameeyay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa dilay sarkaal sare oo...

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Puntland oo shil ku geeriyooday

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Puntland ee...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax xalay ka dhacay degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) - Qarax dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, waxaa ku dhintay wiil...