WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Madaxweyne Lafta Gareen oo kulamo xasaasi ah ka wado Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Raisul wasarihii hore Dalka...

Al-Shabaab oo xoolo ka dhacday deegaan hoostaga degmada Baxdo

BAXDO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ee maanta ay Al-Shabaab xoolo ay lahaayeen dad shacab...

Daawo: Hadal jeedinta musharixiinta oo ka socota Teendhada Afisyooni

MUQDISHO (SMN) - Waxaa goordhow Teendhada Afiysooni ka bilaabatay hadal-jeedinta xubnaha musharixiinta ee u taagan xilka madaxweynaha dowladda federaalka ee 4 sano ee soo...

Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay Ergay ka socday dalka Seerbiya + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya u qaabilsan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo war ka soo saaray xuska 15-ka May

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii...

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Suldaan Axmed Rashiid

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan iyo safiirka Imaaraadka?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha cusub ee JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay safiirka dowlada imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya. Ambassador Mohammed Ahmed...

Madaale oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho.   Kulankaan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray dabkii ka kacay isgoyska Banaadir

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xanuunka la qeybsaday dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay dabkii xalay ka kacay goobaha...

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaano ku yaalla Sh/Dhexe

MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka  ay howlgallo culus ka sameeyeen...

WARAR KALE

Sawirro: Ra’iisul waaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...

Hey’adda SoDMA oo 500 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmadda Cabdicasiis

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 500 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay degmada Cabdicasiis...

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu...