Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xasan Sheekh oo la kulmay Taliyaha cusub ee AFRICOM si loo xoojiyo iskaashiga amniga...

Muqdisho, 4 Sebtembar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirrada cusub ee EU iyo Nederland

MUQDISHO, Sebteembar 03, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee safiirrada...

Puntland oo Guulo ka sheegatay dagaalka Daacish ee ka socda Buuraha Calmiskaad

BOOSAASO – Ciidamada Puntland ayaa bilooyinkii u dambeeyay si isdaba joog ah u qaadayay dagaallo culus oo ka dhan ah kooxda Daacish, kuwaas oo...

Taliyaha cusub ee AFRICOM oo booqashadiisii ugu horreysay ku yimid Soomaaliya [Sawirro]

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha cusub ee Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin Anderson, ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku yimid Soomaaliya, isagoo uga...

Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya ay dhawaan Badda Cas gaari doonto

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa wareysi uu siiyay telefishinka qaranka Itoobiya (ETV) oo la baahiyay 1-da Sebteembar, ku sheegay in “khaladkii”...

Wasiir Fiqi oo booqday Machadka Farsamada Milatariga ee Belgrade, kuna baaqay iskaashi difaac

BELGRADE – Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa Talaadadii booqasho rasmi ah ku tagay Machadka Farsamada Milatariga ee magaalada Belgrade, iyadoo...

Cabdi Barre Jibriil oo soo dhaweeyay doorka mucaaradka ee samatabixinta dalka

Muqdisho – Xildhibaan hore oo katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Barre Jibriil, oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Shabelle, ayaa si qoto dheer uga hadlay...

Wafdi Ka Socda Ciidanka Masar oo Gaaray Jowhar si ay U Kuur Galaan Xaaladda...

Jowhar – Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qaranka Masar ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, iyaga oo u kuurgalaya xaaladda amniga...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

CAPE TOWN, 2 Sebteembar, 2025 – Wararka laga helayo Koonfur Afrika, gaar ahaan magaalada Cape Town, ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay halkaasi...

Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa in mar kale la barakiciyo dad shacab ah

MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Iyadoo ay wali socdaan howlgalada dowladda federaalka Soomaaliya ay ku la wareegayso dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho, ayaa hadda...

WARAR KALE

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin Hariin

Baydhabo, Soomaaliya - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha...

Jabuuti oo wajahaysa cadaadis cusub iyadoo Yemeniyiintu u qaxayaan dalkaasi

Jabuuti- Dowladda Jabuuti ayaa wajahaysa cadaadis cusub oo dhinaca bini’aadantinimada iyo amniga ah, kaddib markii ay dalka soo gaareen kumannaan Yemeniyiin ah oo ka...

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...