Taliye sare oo Jubaland looga dilay dagaalka ka qarxay duleedka Beled-Xaawo
Gedo, Soomaaliya – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in uu geeriyooday Taliyihii booliska Jubaland ugu magacownaa gobolkaasi, kadib weerar culus oo...
Wasiir xilka looga qaadey ka hadalka cabashooyinka gaadiidleyda Shabeellaha Dhexe
Jowhar, Agoosto 11, 2025 – Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Axmad Gacal, ayaa xilkii laga qaaday, kadib hadal uu ka...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay dilka hogaamiyayaal katirsanaa Al-Shabaab
Muqdisho, Agoosto 11, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay magacyada hogaamiyayaal sare oo katirsanaa kooxda Al-Shabaab kuwaasoo lagu dilay...
Kulankii Madaxweynaha iyo Madasha Samatabixinta oo dib loo dhigay, khilaaf xoogan oo taagan
Muqdisho, Agoosto 10, 2025 – Kulankii maanta lagu waday in uu dhexmaro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda Madasha Samatabixinta, ayaa...
Ciidanka Xoogga Dalka oo dilay hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-Shabaab
Xudur – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in saaka abaare 7:00 subaxnimo ay fuliyeen howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warta Eey...
Soomaaliya iyo Ciraaq oo kawada hadlay iskaashiga amniga iyo la-dagaallanka Al-Shabaab
Muqdisho – Wasiirka Amniga Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Ciraaq,...
Wadahadalka doorashada 2026 iyo dib-u-eegista dastuurka oo ka dhacaya Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kulan muhiim ah la yeelan doona hoggaamiyeyaasha mucaaradka, kaasoo ka dhacaya Villa Soomaaliya, iyadoo...
Qorshaha Maamul u Sameynta Gedo oo si Xawli ah uga Socda Degmooyinka Gobolka
Gedo, 10 Agoosto 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaalladii ugu dambeeyay ee lagu dhisayo maamul cusub oo ka madaxbannaan maamulka Jubbaland ee...
Gaadiidleyda ku safarta Shabeellaha Dhexe oo cabasho ka muujiyay isbaarooyin cusub
Ceel Cade, Shabeellaha Dhexe – Gaadiidleyda isticmaasha wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa cabasho xoogan ka muujiyay isbaarooyin hor leh...
Jeneraal Sahal oo Bogaadiyay Guusha Ciidanka DFS iyo kuwa UPDF ee dagaalka Bariire
Shabeellaha Hoose, 10 August 2025 – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa shalay kormeer shaqo ku tagay deegaanka...














