WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Toogasho ka dhacday xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya toogasho xalay ka dhacday xaafadda Seybiyaano oo ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.   Toogashada ayaa...

Sawirro: Wasiir Duraan oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaadiidka yo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Duraan Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Wakiilka Midowga Afrka ee Soomaaliya Francisco Madeira. Wasiirka...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo shir ka daah-furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay shirka Banbaxa iyo Dib u eegista Howlaha...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo wasiirka caafimaadka?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda...

Dibad-baxayaal ka careysan xadgudubka Itoobiya oo isugu soo baxay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Boqolaal dadweyne ah oo ka careysan xad-gudbka dowladda Itoobiya ee Qaranimada Soomaaliya ayaa  isugu soo baxay magaalada Muqdisho.   Dadkan oo isaga kala...

Guddoomiye Cumar Filish oo ka hadlay amniga magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo ka hadlayey munaasabad xalay loogu mahadcelinayey ciidamada Booliska ayaa ka hadlay ammaanka magaalada...

Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland oo isku casilay heshiiska badda

HARGEYSA (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyey ayaa sheegay inuu is casilay Axaddii.   Wasiirka ayaa hadalkan ku sheegay waraysi uu bixiyay, waxaana...

Wasiirka cadaalada oo kulan la yeeshay guddiga la dagaalanka Musuqa

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Avv. Xasan Xuseen Xaaji iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa, ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan...

WARAR KALE

Somalia and Kenya conclude a two-day Joint Commission for Cooperation (JCC) meeting.

Nairobi, Kenya - Today, Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a keynote address at the bilateral meeting of the Kenya-Somalia Joint Commission for Cooperation...

Somalia’s Auditor General Leads Delegation at 20th Afrosaie Governing Board Meeting in Uganda”

KAMPALA, Uganda - The Auditor General of the Federal Republic of Somalia, Avv. Ahmed Gutale, recently led a delegation to Kampala, Uganda, to participate...

Strengthening Ties: Somali PM Meets with Kenyan Deputy President in Nairobi

NAIROBI, Kenya - In a historic diplomatic engagement, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, met with Kenya's...