WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ku wareejisay maamulka gobolka Gedo

MUQDISHO (SMN) - Munaasabadd Kooban oo ka dhacday Baqaarka Hay’adda SoDMA,  ayaa maanta Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle waxa uu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shuruud ku xiray wada-hadal lala galo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in damaca Itoobiya ee ku aaddan Badda Soomaaliya uu yahay mid gurracan oo...

Booliska gobolka Hiiraan oo war cusub kasoo saaray qaraxyadii Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Taliyaha qeybta Booliska gobolka Hiiraan, G/sare Isaaq Cali Cabdulle ayaa sheegay in ciidanka booliska ay wadaan baritaanno la xiriira sidii gacanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday dhaawacyada saraakiisha Imaaraadka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta...

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawirro

DOOXA (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta Sare Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan magaalada Dooxa ee Dalka Qadar oo...

Soomaaliya oo guddoomisay shirar hordhac u ah kulanka guud ee M/Afrika

ADDIS ABABA (SMN) - Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Balcad iyo wafdi ballaaran oo uu...

Golaha Ammaanka oo ansixinayo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa kulankooda maanta 30-ka Maarso, inuu ku ansixiyo waajibaadka iyo oggolaanshaha howlgalka ATMIS. Howlgalka Midowga...

Diyaarad Israel laga leeyahay oo lagu afduubi rabey hawada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Diyaarad nooca rakaabka ah ayaa si dirqi ah uga badbaaday isku day lagu afduubi lahaa xili ay maraysay hawada dalka Soomaaliya.   Diyaarada...

WARAR KALE

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Jubaland State President Ahmed Madobe.   The discussions centered...

Shirka amniga DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Federaalka, S/Guuto  Cabdulaahi  Sheelkh osmaaciil  Fartaag  ayaa maanta Magalada Dhuusamreeb ee Caasimada Dowladda Galmudug ka daahfuray shirka wadatashiga Hormarinta...

Somali National Army Neutralizes Al-Shabaab Militant in Lower Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia - In a successful operation conducted in the Golweyn area of the Lower Shabelle region, the Somali National Army (SNA) has eliminated...