WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray Weerarkii hoteel SYL + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Weerarkii Al-Shabaab ee hoteel SYL oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo afjaray Jimcaha maanta ah, kadib 13 saac, ayada oo...

Karaash oo shaaciyey inuu la wareegay awoodda Madaxweyne ee Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxwayne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa sheegay inuu la wareegay awoodda madaxwayne ee Maamulka Puntland kadib markii madaxwaynaha...

CC Shakuur oo war xasaasi ah kasoo saaray wax ka beddelka dastuurka dalka

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa mar kale ka hadlay wax ka beddealka dastuurka dalka.   Xildhibaanka...

Banaanbax lagu taageerayo dhameystirka Dastuurka oo ka socda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa haatan ka socda dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo dhameystirka dastuurka KMG ka ah ee dalka.   Dibadbaxan...

R/W Rooble oo faray ATMIS inay la wareegto amniga xerada Afisyooni

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa faray ciidanka nabad ilaalinta ee ATMIS inay si deg deg ah...

Cismaan Salaad oo ku magac dheeraa “Atooraha Badda Liido” oo la dilay

MUQDISHO (SMN) - Allaha unaxariistee waxaa xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Taleex ee Degmada Hodan Cismaan Salaad Daahir oo ku magac...

Danjiraha Soomaaliya ee Koofur Afrika oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

CAPE TOWN (SMN) - Wasaaradda arrimaha Debadda Koonfur Afrika ayaa Nuqul ka mid ah warqadda Aqoonsiga ee Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowday dalkaasi...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Cali Maxamed Geedi

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Ra"iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Cali...

WARAR KALE

Wasiirka arrimaha gudaha oo booqday xarunta gurmadka deg-degga ah ee SoDMA

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Md. Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta tagay xarunta Qaran ee howlgalada gurmadka deg-deg ah ee SoDMA...

Somalia Takes First Step Towards National ID System with Consultation Workshop

MOGADISHU, Somalia - Somalia's Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Yusuf Ali Hosh, opened the National Identification and Registration Authority's (NIRA) consultation...

Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka  Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali ayaa furay Kulanka wadatashiga Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka...