WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin culus u diray xubnaha mucaaradka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad xasaasi ah jeediyay Jimcihii ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan...

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay rag Kufsi ka gaystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada booliska Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay 5 nin oo Kufsi ka...

Shirka maalgashiga qurbejoogta Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furma

MUQDISHO (SMN) - Shirka Isku-imaatinka Maalgashiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa ka furmay maanta magaalada Muqdisho,shirkan ayaa waxa looga hadlayaa doorka qurbejoogta Soomaaliyeed ee maalgashiga dalka.   Shirkan...

Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka gaystay Dharkenley

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa maanta gacanta kusoo dhigay eedeysane dhawaan dil ka gaystay degmada Dharkenley...

Khatarta Burcad-badeeda Soomaaliya oo sii kordhaysa

MUQDISHO (SMN) - Warbixin ku saabsan khatarta burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya oo kasoo baxday howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa lagu sheegay in...

Booliska oo soo qabtay rag ku howlanaa buufinta mootooyinka A iyo B + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Howl-gal ay Sameeyeen Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Gacanta loogu Soo Dhigey Eedeysanayaal xili ay Gacan Kula Jireen Sameynta Calaamada A iyo...

Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa kulan la qaatay Safiirka Isku-tagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.   Kulankaan...

Soomaali lagu haystay dalka Libya oo lasoo badbaadiyay

TRIPOLI (SMN) - Ugu yaraan 107 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga soo daayay magaalo ku taal...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay saraakiil ka socotay dowladda Ingiriiska

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle Oo Uu wehliyo Taliyaha Qaybta 60-aad Gen Xasan Isaaq Cumar (Xasan...

WARAR KALE

Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu

GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council...

 Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya

NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...