WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddomiyaha SODMA oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed+ Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xalay xarunta madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan soo dhaweeyn ah...

DF Somalia oo loo jeediyay dalab la xiriira Abwaanada ku biiraya kooxda Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Aqoonyahan Mahad Wehliye Raan oo ka faalooda arrimaha amniga ee dalka ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan Abwaanada kasoo jeeda Somaliland...

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xuska maalinta midnimada Tanzania

DAARUSALAAM (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa...

Shabelle oo la hadashay sarkaal Mareykan ah kadib go’aankii joojinta raashinkii Danab

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay khamiistii in musuq-maasuq lagu sameeyay, islamarkaana la leexsaday gargaarka cuntada iyo shidaalka ee dowladda Mareykanka siin...

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaysay gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Degmada Doloow ee Gobolka Gedo, ee dowlad goboleedka Jubbaland oo kamid ah goobaha cabsida laga qabo in roobabka Gu'ga daadad iyo...

Raashinkii ciidanka Danab oo la masuq-maasuqay iyo saraakiil loo xiray

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Tansaaniya

DAARUSALAAM (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya halkaas oo xarun u ah...

Dowladda oo sheegtay inay howlgal ku dishay 70 ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 25 April, 2024: In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal...

Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada Laamiga Via Uganda...

WARAR KALE

TOOS:- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir iyo kiiska SAYID-CALI.

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta fadhi labaad ka yeelatay kiiska loo haysto Sayid Cali Macallin Daa'uud.   Ninkan oo ay...

Wararkii ugu dambeeyay hoobiye ku dhacay guri u dhow Madaxtooyada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya hoobiye la sheegay inuu xalay ku dhacay meel aan sidaas uga fogeyn xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.   Hoobiye...

Madaxweyne Xasan oo kulan sagootin ah la qaatay Catriona Lainga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada...