Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Daawo: Ehellada Marxuumad Luul Cabdicasiis oo war cusub soo saaray

MUQDISHO (SMN) - Ehellada Luul Cabdicasiis Maxamed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war cusub oo ku aadan kiiska...

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay damaca Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Xil. Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay wafdi ka socda DF Somalia + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Jaamac...

Faah-faahinta dab ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla Seybiyaano + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Dab xoog leh ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla xaafadda Seybiyaano ee magaalada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho, kadib toogashadii dhowaan ka dhacday xerada...

Wasiir Fiqi oo qaabilay xildhibaanada iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Awdal

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xildhibaanno iyo Senatorro ka tirsan...

Madaxweynaha JFS oo booqday qaar ka mid ah suuqyada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa xalay booqday qaar ka...

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo xiriir la sameeyay dhiggiisa dalka Imaaraadka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Difaaca JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka taleefonka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda aan walaalaha  nahay...

Daawo: Macallin lagu dhex dilay iskuul ku yaalla degmada Wadajir

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday degmada Wadajir, kadib markii macallin lagu dhex...

Daawo: BF Soomaaliya oo billaabay ka doodista wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Xidhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo hadda kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ayaa guda galay doodda ku aadan wax...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Shaqo ku Tagay Itoobiya

ADDIS ABABA, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee...

SoDMA oo Muqdisho ka Furtay Shir Lagu Tijaabinayo Diyaargarowga El Niño 2026

Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El...

Aljeeriya oo Qaramada Midoobay ka sheegtay in Israa’iil ay dooneyso inay kala qaybiso Soomaaliya

NEW YORK: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Axmed Attaf, ayaa sheegay in Israa’iil ay waddo dadaallo uu ku tilmaamay kuwo lagu kala qaybinayo Soomaaliya,...