Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Taliyaha ciidamada Xoogga oo booqasho ku tegay deegaan laga xoreeyay Shabaab

JOWHAR (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow , ayaa kormeer dhiirri-gelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo...

Sidee looga falceliyay heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya?

MUQDISHO (SMN) - Madaxdii hore ee dalka iyo inta badan siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay heshiiskii badda loogu saxiixay Itoobiya ee ay...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda + Sawirro

XUDUR (SMN) - Dowladdda Soomaaaliya ayaa sheegtay in laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada Nabad-Sugidda ee ku sugan gobolka...

Golaha wasiirada oo shir deg-deg ah ka yeelanaya heshiiska S/LAND iyo Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay...

Somaliland oo siisay Itoobiya Dekad iyo saldhig Militeri

ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Addis Ababa Maanta ku kala saxeexday heshiis...

Deni oo war kasoo saaray dhaarinta xildhibaanada cusub ee Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Puntland oo maanta la dhaariyey iyo Guddoonka Ku...

Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland oo doortay guddoon + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Maxkamadda sare eePuntland ayaa si rasmi ah u dhaarisay 58 mudane oo ka mid ah 66 Xildhibaan ee Golaha Wakiillada.   Dhaarta Dastuuriga...

Wasiir Roobow oo la kulmay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta  iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee...

Khilaaf horleh oo ka dhashay liiska xildhibaanada la shaaciyay ee Puntland

GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka taagan yahay khilaaf ka dhashay liiska xildhibaanada cusub...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

CAAD (SMN) - Faah-faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.   Duqeyntan oo...

WARAR KALE

Somalia reaffirms support for Palestinians at OIC emergency meeting

JEDDAH, Saudi Arabia — Somalia’s Deputy Foreign Minister and International Cooperation Minister Hassan Mohamed Ali Nadaara led the Somali delegation at the 23rd Extraordinary...

Former South West leader rejects Al-Shabaab links to regional forces

BAIDOA, Somalia — Former South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen has strongly rejected allegations linking the state’s Darawish forces to Al-Shabaab and...

Red Sea states seek stronger maritime security cooperation as threats rise

NAIROBI, Kenya — Countries bordering the Red Sea and Gulf of Aden are seeking to strengthen maritime security cooperation as threats including piracy, human...