Mareykanka oo baaraya Dhaqaatiir u dhashay Cuba inay ku dhinteen duqeyn uu fulilyay

MUQDISHO - Mareykanka ayaa qiimeynaya in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhan ah al-Shabaab ay ka fuliyeen Soomaaliya lagu dilay labo dhaqtar...

Mareykanka oo war cusub kasoo saaray khilaafka Farmaajo & Rooble

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble inay xalliyaan khilaafka haatan ka...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo Musharixiinta Mucaaradka?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa kulan la yeeshay xubno matalaya Midowga Musharraxiinta waxayna ka wada hadleen dardargelinta iyo hufnaanta doorashooyinka,tabashooyinka jira. Rooble iyo...

Al-Kuwari receives Somalia’s finance minister in Doha

KUWAIT - The Minister of Commerce and Industry and Acting Minister of Finance, Ali bin Ahmed al-Kuwari met with his counterpart Abdirahman Dualeh...

Shir looga hadlayey amniga guud oo lagu qabtay magaalada Boosaaso

Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Ciidanka Amniga Gobolka oo lagu qabtay magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha JF oo waraaqaha ka guddoomay safiiro cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Mudane Yusuf...

Galmudug oo xukun ku ridday nin lagu eedeeyey afduub iyo kufsi

Waxaa maanta lasoo gaban gabeeyay  fadhiyo dhowr ah oo ay maxkamada  Gobolka Galgaduud ka yeelatey dhageysiga dacwad ciqaabeed loo heystay Maxamed Cabdi dhoore, oo...

WARAR KALE

Strengthening Ties: Somali PM Meets with Kenyan Deputy President in Nairobi

NAIROBI, Kenya - In a historic diplomatic engagement, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, met with Kenya's...

Sawirro: Shir looga hadlayo xakameynta hubka oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiir kuxigeenka Wsaaradda Gaashaandhigga XFS C/fitaax Qaasim ayaa manta magaalada Muqdisho wuxuu ka furay Shirweyne ku saabsan Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo...

R/W Xamsa oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo haatan ku sugan dalka Kenya ayaa kulamo xasaasi ah ka wada magaalada...