Hantidhawraha Qaranka oo la kulmay sii hayaha Safaaradda Norway + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Haakon Svane...

Lix qof oo ku dhintay weerarkii lagu qaaday garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO (SMN) - Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay weerar ay maanta Al-Shabaab ku qaadeen garoonka diyaaraha ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka booliiska Gaashaanle Cabdifataax...

AMISOM iyo Koonfur Galbeed oo ka shiray amniga doorashooyinka

BAYDHABO (SMN) - Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Gaashanle Sare Amiin Maxamed Cusmaan (Daruur) ayaa shir gudoomiyey Shirka Guddiga farsamada...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka bilaabay magaalada Mombasa

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Rooble...

Madaxweyne Biixi oo war kasoo saarat colaadka ka taagan gobolka Sool

Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,  waxa uu  baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay  Ceelka Dhabar-dalool ee...

Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray amniga magaalada Muqdisho

Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa...

Faah faahino ka soo baxaya howl-gallada ka socda Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weli ciidamada Jubbaland ay howl-gallo ka wadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi. Howl-gallada ayaa daba...

Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay dalal ay ku jirto Soomaaliya

Iyadoo ay sii kordhayso baahida gargaarka samafalka ee Geeska Africa ayaa waxaa Guddiga Midowga Yurub ay ku dhawaaqeen kaalmo cusub oo la...

Shir u dhexeeya DF & Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta uu shir uga furmay Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin...

WARAR KALE

Somali President Visits Tanzania for Bilateral Talks and EAC Integration

ARUSHA, Tanzania - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Dar es Salaam, Tanzania, on Thursday, April 26, 2024, for an official state visit...

Madaxweyne Xasan oo ka qeyb-galay xuska maalinta midnimada Tanzania

DAARUSALAAM (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa...

Shabelle oo la hadashay sarkaal Mareykan ah kadib go’aankii joojinta raashinkii Danab

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay khamiistii in musuq-maasuq lagu sameeyay, islamarkaana la leexsaday gargaarka cuntada iyo shidaalka ee dowladda Mareykanka siin...