Aadan Madoobe oo war kasoo saaray dilka Marxuum Ibraahim Saalax Deyfullaah
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo...
DFS iyo Somaliland oo 8 qodob kasoo saaray shirkii uga socday Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Wada-hadalladii Jabuuti uga socda madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban sideed...
Ra’iisul wasaare Xamza oo furay Koobka Dowlad-goboleedyada dalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyqdda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay tartanka Dowlad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo...
Muxuu Deni ka yiri shirka Jabuuti uga furmay Soomaaliya iyo Somaliland?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda...
Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Boondheere + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka waxa ay...
Wasiirkii qorsheynta maamulka Puntland oo is casilay + Sababta
GAROOWE (SMN) - Wasiirkii Qorshaynta maamul goboleedka Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa shaaciyay inuu iska casilay xillaasi.
Wasiirka aya sheegay inuu isku casilay sababo la...
QM oo dalbatay lacag wax looga qabanayo xaaladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa sheegtay inay u baahan tahay 364 milyan oo Doollarka Maraykanka ah si kor loogu qaado...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmay dalka Jabuuti
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dib u ambaqaadaya wadahadallada Dowladd Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi...
Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiisyo iyo sharci muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo anshax-xumada...
NISA oo gacanta ku dhigtay gaadiid kusii jeeday Al-Shabaab iyo raggii waday
AFGOOYE (SMN) - Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa gacanta ku dhigay saddex gawaari ah oo ay ku raranyihiin Alaabo electronics u...














