Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Tiro hoobiyeyaal oo saaka ku dhacay degmada Boondheere + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo saaka lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada...

Xaalad adag oo ka taagan degmada Baardheere iyo Wararkii ugu dambeeyay

BAARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in haatan xaalad nololeed oo adag ay ka taagan tahay degmada Baardheere ee...

Olole nadaafadeed oo xalay laga sameeyay degmada Yaaqshiid + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Maamulka Degmada Yaaqshiid iyo Agaasimka Guud ee Nadaafada iyo Bilic soo celinta Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah caawa olale Nadafadeed...

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo shir ka daah-furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay shirka Banbaxa iyo Dib u eegista Howlaha...

Doon Kalluumeysi oo lagu afduubay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Burcadbadeeda Soomaalida ayaa la rumeysan yahay inay ka danbeeyeen weerarkii afraad ee lagu qaado markabka muddo bil gudaheed ah.   Hay’adaha ammaanka ayaa...

DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu laayay 80 ka tirsanaa Al-Shabaab

GAALKACYO (SMN) - Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka General Dayax Cabdi Cabdulle oo Warbaahinta ayaa ka warbixiyay xogta rasmiga ah ee dagaal dhawaan ka...

Xog ku saabsan kulan Muqdisho ku dhex-maray Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

MUQDISHO (SMN) - Shir saacaddo badan qaatay oo shalay galinkii dambe Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiin horey xilal...

Ra’iisul wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan

MUQDISHO.(SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada...

Ciidanka Koonfur Galbeed oo ka hortegay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

BAYDHABO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in xalay ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ay howlgallo ka sameeyeen agagaarka magaalada Baydhabo...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Jalalaqsi

JALALAQSI (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo kaa shanaysa maamulka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa 1,500 oo Qoys oo...

WARAR KALE

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...

UAE condemns killing of oil tanker crew members off Somalia coast

ABU DHABI - The UAE has condemned the attack that caused the deaths and injuries of crew members from the hijacked oil products tanker...

Britain urges restraint as fighting flares in Somalia’s Baidoa

BAIDOA, Somalia — Britain has expressed concern over renewed fighting in Baidoa, the capital of Somalia’s southwestern Bay region, urging rival sides to exercise restraint...