Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Jalalaqsi

JALALAQSI (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo kaa shanaysa maamulka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa 1,500 oo Qoys oo...

Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay nin weerar ka gaystay Muqdisho

BAYDHABO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay lagu qaaday guri uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay...

Duqa Muqdisho oo saxiixay miisaaniyada gobolka Banaadir ee 2024-ka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta saxiixay Miisaaniyadda sanadka cusub ee 2024, iyo...

Guddiga arrimaha dibadda Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasiirka Qorsheynt

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Arrimaha Dibadda, iskaashiga Caalamiga,Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka...

Booyad ay leedahay Shirkadda Hormuud oo lagu qarxiyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Gaari kuwa shidaalka qaada ah oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa maanta lagu qarxiyey xaafada Waxarcade ee Degmada Heliwaa ee magaalada...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay shixnad gargaar ah oo dhan 3,800 oo Tan oo u...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Caad

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa ka warbixyay dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka Caad...

Cabdiweli Gaas oo war kasoo saaray xaaladda cakiran ee maamulka Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee mamaulkaas iyo gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.   Gaas...

DF Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah oo shir ku yeeshay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shir wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen Hay’adda SoDMA, hay’adaha caalamiga iyo kuwa maxaliga ah ee ku midaysan daladda ‘Somalia NGO...

War cusub oo kasoo kordhay go’aankii ka bixitaanka SSC-Khaatuma ee Puntland

GAROOWE (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka Maxkamada Sare ee Puntland Axmed Sheekh Cumar Xasan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay go'aankii kasoo baxay Isimada...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...