Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha SoDMA oo abaal-marin lagu guddoonsiiyay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xalay ka qaybgalay munaasabad ballaaran oo lagu soo...

Sawirro: Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay amniga Madaxtooyada

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha Ciidamada...

R/W Ku-xigeenka oo ka qeyb galay shir looga hadlayay ka hor-taga saboolnimada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay shir lagusoo bandhigayay qorshaha wada-xaajoodka iyo...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax lagu dhaawacay guddoomiye ku xigeen degmo

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta ka dhacay duleedka degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha...

Ciidamada badda Hindiya oo hareereeyay Markab lagu afduubey xeebaha Somalia

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada badda Hindiya ayaa hareeyay markab xamuul ah oo sitay calanka Malta kaas oo ay afduubeen dabley aan la garanayn - oo loo...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu Laftagareen ka furay Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Baydhabo ku Daah-Furey Shirka Qorshaha Hormarinta Kaabiyaasha Dhaqaalaha Dalka.   Shirka waxaa ka...

Ciidamada Soomaaliya oo 16 sano kadib la wareegay amniga Madaxtooyada

MUQDISHO (SMN) - Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ATMIS ayaa shaaciyay inuu si rasmi ah ugu wareejiyay ciidamada dowladda mas'uuliyadda amniga Madaxtooyadda iyo xarunta...

Villa Somalia oo faahfaahisay safarkii Xasan Sheekh ee Mareykanka iyo Uganda

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay dalka dib ugu soo laabtay kaddib safaro shaqo oo mirodhal ah...

Ciidamo ka amar qaata Saciid Deni oo la wareegay xarunta baarlamaanka Puntland

GAROOWE (SMN) - Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan kuwa PMPF oo ka amar qaata madaxweynaha Puntland ay la...

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo kusii siqaya deegaano ku yaalla Mudug

XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in haatan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka socdaan koonfurta...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...