Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxda Puntland oo heshiis ka gaaray khilaafka doorashooyinka + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilladmudane Cabdirashiid...

Wafdi ka socda ka socda Bangiga Adduunka oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Wafdi balaaran oo ka socda Bangiga Adduunka, iyagoo kulamo la qaatay Masuuliyiinta Dowladda iyo Ganacsatada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galaya tacsida Amiirka dalka Kuweyt

KUWEYT (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt oo kamid ah waddamada Carbeed ee...

SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay deegaano ku yaalla koonfurta Mudug

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Magaalooyinka Camaara, Wisil iyo tuulooyinka ku xeeran ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo dhawaan...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti + Ujeedka

JABUUTI (SMN) -.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo si...

Gabar anshax xumo ku baahineysay baraha bulshada oo la soo xiray

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xeray Bishaaro Idiris Maxamed oo...

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka hortegay weeraro qaraxyo ah

RUUN-NIRGOOD (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 24-aad ee Khaalid binu Waliid ayaa maanta howlgallo ka sameeyay agagaarka degmada Ruun-nirgood oo...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ku dhowaaqay inuu is casilay + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi, kadib qoraal uu soo...

Maxay ka dhigan tahay la wareegitaanka amniga Madaxtooyada Qaranka?

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenkii hore ee wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya, Cabdicasiis Xildhibaan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku...

Sawirro: Safiirka cusub ee Soomaaliya ee Kenya oo kulamo ka bilaabay Nairobi

NAIROBI (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle ayaa ugu horreyn la kulmay safiirka dowladda Kuwait ee Kenya...

WARAR KALE

Sarreeye Guuto Ivan Falasca oo La Wareegay Hoggaanka Hawlgalka EUTM-S ee Soomaaliya

MUQDISHO - Sarreeye Guuto Ivan FALASCA ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka EUTM-S, isagoo xilka kala wareegay Sarreeye Guuto Elio MANES, munaasabad isbeddelka...

Brigadier General Ivan FALASCA formally assumes command of the European Union Training Mission in...

MOGADISHU, Somalia - Brigadier General Ivan FALASCA formally assumed command of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM Somalia), succeeding Brigadier General Elio...

Imaaraadka Carabta oo Cambaareeyay Dilka Shaqaalaha Markab Shidaal oo Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

ABU DHABI, Imaaraadka Carabta — Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay weerarkii sababay dhimashada iyo dhaawaca xubno ka tirsanaa shaqaalaha markabka shidaalka qaada ee MT...