WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashada madaxweynaha

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wakiilada beesha caalamka ayaa waxaa looga doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo loo ballansan yahay 15-ka bishaan May. Qoraalka...

Maxamuud Macallin oo Turkiga kala hadlay kordhinta gargaarka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Safiirka dalka Turkiga Ambassador Alper Aktas, ayaa wadajir u shir guddoomiyay...

Madaxweynihii dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khaliifa Bin Zayid oo geeriyooday

ABU DHABI (SMN) - Madaxweynihii dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa geeriyooday, sida ay goordhow shaacisay wakaaladda wararka rasmiga...

Xukun adag oo maanta lagu riday Sarifle Jaajuus u ahaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Maxamed Cali Xersi Diirshe, ayaa loo soo xiray Kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta Jaajuusnimada iyo inuu gacantiisa ku fuliyey Falal...

XF Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta ku wareejisay lacagtii horay looga xanibay

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxa uu dhambaal hambalyo...

Beyle” Kabka miisaaniyadda waa furmayaa, wax dhibaato ah kama taagna”

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada ee dowladaha saaxiibka la ah...

WARAR KALE

Somalia and Kenya conclude a two-day Joint Commission for Cooperation (JCC) meeting.

Nairobi, Kenya - Today, Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a keynote address at the bilateral meeting of the Kenya-Somalia Joint Commission for Cooperation...

Somalia’s Auditor General Leads Delegation at 20th Afrosaie Governing Board Meeting in Uganda”

KAMPALA, Uganda - The Auditor General of the Federal Republic of Somalia, Avv. Ahmed Gutale, recently led a delegation to Kampala, Uganda, to participate...

Strengthening Ties: Somali PM Meets with Kenyan Deputy President in Nairobi

NAIROBI, Kenya - In a historic diplomatic engagement, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, met with Kenya's...