WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sheekh Aadan Madoobe oo war cusub ka soo saaray dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekha Aadan Madoobe ayaa   hambalyo iyo bogaadin u jeediyay Ciidanka Qaranka ee furimaha dagaalka ku sugan, si...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda cakiran ee magaalada Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Iyada oo wax xal ah laga gaarin khilaafka u dhaxeeya xukuumadda Puntland iyo Ciidamada PSF-ta,ayaa waxaa dhaqdhaqyo ciidan oo horleh laga...

Muungaab oo soo saaray baaq ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay dagaalka ka...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay laami laga dhisayo degmada Deyniile + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo laga hirgalin...

Ciidamada Itoobiya oo dib u qabsaday laba magaalo oo istiraatiiji ah

ADDIS ABABA (SMN) - Ciidamada Itoobiya ayaa dib ula wareegay magaalooyinka istiraatiijiga ah ee Dessie iyo Kombolcha, kuwaas oo ay ka qabsadeen ciidamada Tigreega, sida...

Villa Somalia oo shaacisay in xal laga gaaray xiisadda Hiiraan + Sawirro

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka reer Hiiraan...

Mareykanka oo qiray in shacab lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud

WASHINGTON (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska Mareykanka ee Afrika ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa lagu faah-faahiyay duqeyn...

Galmudug oo ciidan kala dhex-dhigtay maleeshiyaad dagaalamay

DHUUSAAREEB (SMN) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa galabta ciidamo kala dhex-dhigay maleeshiyaadkii ku dagaalamay deegaanka Kaxandhaale ee galbeedka degmada...

WARAR KALE

Massive Visa Scandal Unraveled at Indian Embassy in Kenya: Somali Patients Exploited

NAIROBI, Kenya  -  In a shocking revelation, an intricate network of corruption involving Somali, Kenyan, and Indian nationals has been exposed within the Indian...

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaysay gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Degmada Doloow ee Gobolka Gedo, ee dowlad goboleedka Jubbaland oo kamid ah goobaha cabsida laga qabo in roobabka Gu'ga daadad iyo...

Raashinkii ciidanka Danab oo la masuq-maasuqay iyo saraakiil loo xiray

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda...