WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kulan deg-deg ah oo ka dhacay xafiiska ra’iisul wasaaraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo...

Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay ciidamo amniga kala wareega ATMIS

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan ammaanka dalka,...

Faah faahino kasoo baxaya iska hor imaad ka dhacay Caabudwaaq

CAABUDWAAQ (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay is-rasaaseyn xalay ka dhacday qeybo ka mid ah degmada Caabudwaaq ee waqooyiga...

Sawirro: Xubno ka socda Golaha Aqalka Sare oo gaaray magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan...

Doorashada afar kursi oo maanta ka dhaceyso magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in doorashada 4 kursi oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ay ku qabato magaalada Dhuusamareeb. Afarta...

UK oo shaacisay $100 miliyan oo lagu hormarinayo kaabayaasha dhaqaalaha Somalia

LONDON (SMN)  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida...

Xildhibaano ku soo baxay doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Magaalada Baydhabo waxaa ka socota doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka, waxaana ku soo baxay doorashadaas qaar ka mid...

Soomaaliya oo si buuxda ugu biirtay daladda bulshada bariga Afrika ee EAC

CARUUSHA (SMN) - Soomaaliya waxa ay si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday.   Dowladda Soomaaliya ayaa...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Sheikh Maxamed Bin Zaayid + Sawirro

ABU DHABI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal...

WARAR KALE

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Jubaland State President Ahmed Madobe.   The discussions centered...

Shirka amniga DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Federaalka, S/Guuto  Cabdulaahi  Sheelkh osmaaciil  Fartaag  ayaa maanta Magalada Dhuusamreeb ee Caasimada Dowladda Galmudug ka daahfuray shirka wadatashiga Hormarinta...

Somali National Army Neutralizes Al-Shabaab Militant in Lower Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia - In a successful operation conducted in the Golweyn area of the Lower Shabelle region, the Somali National Army (SNA) has eliminated...