WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay in Kenya ay ciidamo u dirto dalka Haiti

NEW YORK (SMN) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dalabka dawladda Kenya ee ku aaddan inay hoggaamiso ciidamo caalami...

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay rag basaasiin u ahaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in Hay’adda nabad sugida iyo...

Rooble oo bogaadiyay dhismaha waddada isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo

DHUUSAMAREEB (SMN) -Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay wakiillo ka socday Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo. Rooble ayaa...

Ciidamada Booliska iyo kuwa NISA oo howlgal culus ka fuliyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay xalay si wadajir ah ciidamada Booliska iyo kuwa Nabad-Sugidda uga sameeyeen qaybo...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Catriona Laing?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

R/W ku xigeenka dalka oo daah-furay dib u eegista qorshe muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo ay...

Sawirro: Lafta Gareen oo la kulmay wafdi uu hoggaaminayo Boqor Buurmadow

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Boqor...

WARAR KALE

Senior Somali Police Officer Assassinated in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia  - A senior Somali police officer, Lieutenant Colonel Adan Biid, was tragically shot dead by unidentified gunmen in the capital city of...

Sarkaal ka tirsanaa Booliska Somalia oo lagu dilay toogasho ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Sida ay ilo xog-ogaal ah u xaqiiyeen Shabelle nin ku hubeysan Bastoolad ayaa toogtay Aadan Biit oo ahaa sarkaal ka tirsan...

Mysterious Drone Crashes in Somalia’s Sool Region Raise Concerns

TALEH, Somalia  - On May 3, 2024, residents in the Sool region of Somalia, particularly around the historic town of Taleh and the Kalcad...